Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo loo heysto Musuq & fadeexad soo shaac baxday

Sida ay sheegayaan warar aan ka helnay ilo wareedyo muhiim ah oo lagu kalsoon yahay shaqaale ka tirsanaa Hay’adda duulista iyo Saadaasha Hawadda ayaa la ceyriyey, kuwaasoo muddo sanado ah si mutadawacnimo ah uga howlgalayey xarunta heyaddaas ee Magaalada Muqdisho. Shaqaalahan oo dhowr iyo toban qof gaaraya ayaa la sheegay iney muddo dheer u soo … Continue reading Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo loo heysto Musuq & fadeexad soo shaac baxday